@1235m390: 😭💕#hindimovie #hashtags #fyyyyyyyy #movieclips #fyyyyyyyy

𝐀𝐧𝐯𝐢𝐫𝐚𝑯🖤🍃
𝐀𝐧𝐯𝐢𝐫𝐚𝑯🖤🍃
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 16 August 2026 05:09:45 GMT
323220
38312
1236
4994

Music

Download

Comments

queen.cadeya
𝐋𝐚𝐣𝐞𝐜𝐥𝐲𝐲𝐲💕🙈 :
𝐢𝐧𝐭𝐚 𝐥𝐚𝐚 𝐢𝐥𝐦𝐚𝐲𝐬𝐲😭
2026-08-16 08:26:17
243
ist_me_munirah1
MuneiiraH💐🦢 :
Agoon aabe leh😭😭🥹💔
2026-08-16 09:30:51
105
nawaalsodohded2
naciimoh❤️🫶 :
hadaan jcyl aabo nimo so arki lahaa malin kaliya ma oyeen wll iga wayn malihi ilmahan colosha ku sidana aabo la aan korayaa alla rabiyow idhip dhaan ohinta oyayo iga bogse😭🤲
2026-08-16 09:19:00
60
inaahmettdahir0
hibaaqeyyyy❤️🫂 :
Dareen aabinimo Waa cajiiib 🥺 anoon waligey arag baa aduunka ugu jeclhy 🥺
2026-09-12 19:59:44
12
lovvvv80
Najma🦢💕 :
Farxadan waligey ma daremin Abahay Oo nol😭😭
2026-10-10 06:46:54
2
amalcali75
MISS GAABO 💃💙🔪 :
filimka ina dawada rba xage ka hela 😭
2026-08-16 09:01:23
15
joanmata26
MATA :
wllhi waa ilmeyaywaxan ahe agon aabo leh naxarista ma helin ilahow inta hesata udaa🤲🤲😭😭
2026-08-17 09:33:17
12
xilkasbashiir3
✌️queen of bohoraad :
wllhi abaheyga wuw ii jacal yhy illhy ha ii dhowre
2026-08-16 09:37:30
18
hamdipiogrf
marwadi.cabdinuur💍🇱🇺🇸🇧🫶 :
sideen gabadheyda markay waynato ku dhahaa abaha wuu dhintay allow malintay ogato qalpigeda I adkay yaarabi aniga horteda garab wayay umaleya inan agoon ahay waxuu I taray awgeed allow ku naxariso axmedow hoy alle hakaga yeelo janadi udgoneed😭
2026-10-12 04:56:13
0
lajececleyy5
𝑠ℎ𝑖𝑚𝑎𝑎 🐰🤩 :
abo allow ku naxzriiso 🥺
2026-09-11 11:41:44
0
mahdia.maxamed
Jerry :
abbo alle ha u naxariisto 😭
2026-09-12 13:04:05
1
lia745368
Lia 🐐🇦🇷 :
Agoon aabe leh🥹😭
2026-08-17 13:52:42
4
indhouroon256
asia👸 :
ilahay haku naxariisto aabo😭
2026-08-16 09:36:23
5
takeyourtime74
Haنa🌬️ :
inta ilailmesay😭💔ilintawanceshanwaye😭😭
2026-10-11 16:54:20
1
ina_cbdiqaadir64
shaعْni🎀 :
Agoon Aabe leh
2026-09-13 08:44:57
6
1.6.971
1.6.971 :
Aabaheyga aadbuu ijeclaa Ana waan jecla lkn Alle ayaa iga jeclade Allow kunaxriso Aabo🥺💔
2026-08-16 11:28:40
6
woowmaxaqaldanah
. :
agoon abe leh🥺🥺
2026-08-16 11:48:43
4
ll92ll94
Fox the Silent 🦊💭 :
Agoon aabe leh😭💔
2026-09-18 06:34:12
1
miis.qalbi8
miis qalbi🥺 :
walhi wan xasutay aabahay 😭😭💔
2026-09-11 11:21:16
2
hodanbeela
lamhelan👑🇮🇨 :
2026-08-17 09:56:05
1
shaaduu16
DiYah | الشادي 🩷🩷. :
😭Alhm abahey wa inoolyhy Lkn wlhy jcylkan uqabo heer waxn marayaa geridu wa xaqe inusan iga hormarin xaqu hdu yimaado anu ka hor maro ilhyw ha iga hormarin 😭😭😭
2026-09-16 08:48:26
3
bgcl4
BINTI AMINA :
miyuu xanonsaneh
2026-08-16 09:31:52
4
garmaqaate078
Apdyaziiz :
bal maxan la ilmeeyey ilahow aabahay unaxariiso inta aaboyaal dhimaty unaxariso rabiyow😢😢🤲🥲🥲
2026-09-12 08:49:14
0
ibtisa200
shidann🪷🩷🩷 :
abahey waligay ma arkin ilaahayow ina kulmi 😭❤️❤️
2026-09-13 05:00:13
1
mumtaz.8.0
♥️👸🏻 :
ax wan dawadey san uooye lee xnun wye😭
2026-08-23 08:59:58
4
To see more videos from user @1235m390, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About