3 haben marka ninkan dalxiis u raceysey familka intee jiren?😭😂
2026-09-16 09:34:50
81
𝑫𝒉𝒖𝒖𝒑𝒐🤍🦢 :
Ninknnn inee shegtoo ba u fcnnn wlhi😭😭💔
2026-09-16 09:53:35
9
MuHa🧸🌸 :
marpa hadi ilahay asturay inay iska amusto u ficnayd isna ilahay ku dayso sorry bayo🥺💔
2026-09-16 10:54:49
25
🦢 :
horta gabdhaha maxa ka qaldan qof aniga i xumeyey meshi karo sabab ay u dhahan war hadu agteda joga xita wan shega nafta hal marbey goda please dhacankas iskadayo😍
2026-09-16 11:33:04
11
Dahabsan :
dulmi ma fiicno lkn gabadha waxee shegtey markaa dhageystey hal qofbaa igu soo dhacey