maxa ka xanuun badan qofka aad jecleyd oo aad islehed nolosha dhib iyo dheef isla wadaga oo sikadis ah oo waliba tartiib ah kaga go ay oo qof kale jecelkaga kuwareejiyay hadana markaad wacdo kula hadlayo si jeesjees ah adigana qalpiga culees xanuunka dareemaya waxba aadan dhihi karin aaney jirin qof aad xanuun ka usheegato wlhi nolosheyda waxan ka shalayay inan jecel bartay 🥺🥺
2026-09-27 12:38:24
1
⚡️Aashuu🌊⚡️ :
Mya runtii ma dhamaado jaceelkaas xasuusahiisa aa noladaan iyo waqtiyadiii quruxda badnaa aa soo wada qaadateen adi iyo qofkaa jecleed waayo waxaa dareemi karo inaasna qofkii soo maray oo kelia 🥺🥀
2026-10-05 13:51:34
3
prime.. kaaka ... 22 :
xasuus ta Aya baaqi ahata
2026-09-29 06:26:38
2
[RAY BOY]🎻 :
WAX WLPA DHAMAAD AYEY LEE YIHIIN ZHP
2026-09-26 21:09:20
3
𝗮𝗳𝘂𝘂𝗳𝗼𝗼𝘄 :
dar teeda wax kasta waan u sameyn lahaa si ay iigu soo laa wato balse hada aaway way iga tagtay qof kale ayay iiga raac day dheema ney dhalaal bad ney ruux intoo jiro ruux adiga kaa wanaag san kaa maskiin san kaa daacad san kaa naxariis badan kaa dulqaad badan weligey maanan arkin balse maxaa igu samey say qalbiga qalbiga qalbiga ayaa iiga dhaawac day saas ee tahayna marka aan soo xasuusto waji gaaga qalbi geyga wuu ilmeeyaa❤️🤕😔😞🥺🥹😭
2026-10-25 10:09:13
0
قمر✨ :
waa hubal wll inad heli dhonted Qof kwangsn qofka ku qalbijeyey niyedha qeer usheg😥
2026-09-27 04:14:05
1
Muztaphow🦍💀 :
waa xasuus Aad iloobi karin lkn Cashar0 fican Aad ka qadanays0😔
2026-09-28 19:26:02
2
MoHaMaTT❤️🤟 :
wax lacuno miya wa yabe😂
2026-10-04 06:43:25
0
🤴🏻~MOHAMETT~🦁 :
inkasto uu jaceylka dhamaado 🥲🥀 balse xasusaha kuwa si waaro ah
jecelka waqtigas wuu dhamaadaa balse xusuusihii quruxda badnaa marnaba ma baa ba aan
2026-10-11 10:56:48
0
xasan tuug ninki wase :
Mararka qaar qofka aad ugu jeclayd ayaa kaa taga, laakiin xusuustiisa qalbiga kama tagto. 💔
Waxaan kuu rajaynayaa farxad, inkastoo aan jeclaan lahaa in farxaddaas aan qayb ka ahaan lahaa.
Tagitaankaagu wuxuu i baray in jacaylku mar walba uusan la macno ahayn in qofku kuu sii joogo.
Waan ku xiisay, laakiin waxaan baranayaa inaan ixtiraamo go’aankaaga oo aan nolosheyda sii wato. ❤️🩹
Haddii aad rabto
2026-09-27 08:39:02
0
BAHANE🗿🥷🏻 :
Walhi wey iga hosesa الحمدلله
2026-10-12 03:38:18
0
Batarilow📸🪫 :
Qalpigee🫀130 Qunful 🔏aa ku xiran Jcl maba galaayo🥺🔐
2026-10-14 13:51:15
0
POP》smoke :
2026-09-30 14:07:39
0
☘️THE MAD MAN ☘️ :
jaceelaw maxa iga so doonta haddi xalka sidaan yhy 🥹❤️🩹
2026-10-09 20:15:01
0
🐢 :
waliba xasus xanun badan😭🖤
2026-10-02 06:50:25
0
🦕 :
madhamado waye marwalibo waxa soxa susaneya sidu kula dhaqmijiray walahi wa awodila ahy ina ilawo ani waxa igu dab besi kudhowad 2sano ilahtana waxa suusta Wana awodi laahy ruuntii 🥺💔😭
2026-09-27 18:33:20
0
shiekha weyn :
mararka qaar qofka aad ugu jeclayd ayaa kaa taga, laakiin xusuustiisa qalbiga kama tagto. 💔
Waxaan kuu rajaynayaa farxad, inkastoo aan jeclaan lahaa in farxaddaas aan qayb ka ahaan lahaa.
Tagitaankaagu wuxuu i baray in jacaylku mar walba uusan la macno ahayn in qofku kuu sii joogo.
Waan ku xiisay, laakiin waxaan baranayaa inaan ixtiraamo go’aankaaga oo aan nolosheyda sii wato. ❤️🩹
2026-09-27 18:24:42
0
🔥MƠĤÆ⚡️🔐محمد :
Qof aad si dhab ah u jecleyd marka uu kaa tago jacaylkii madhamaadaa mise xasuusta ayaa sii nolato
2026-10-25 12:14:10
0
𝐉 𝐄 𝐑 𝐑 𝐘🦅 :
2026-09-30 13:03:12
0
Naema🫂💋 :
Xasuus joogto ah 💔
2026-09-30 12:36:58
1
M O H A__G A M E R🎮🥉 :
waan kala tag lkn mala qof la ilaabo karo maahin balse cashar aa ka bartay kaa soo qof kasto isii karin🥺
2026-09-30 05:54:48
0
MY STORY BAD 💔 :
xasuusta aya maaalmo sii hadha
2026-09-27 13:11:28
0
To see more videos from user @obsessedmuniira0, please go to the Tikwm
homepage.