@visit._puntland: halkan waa falfalah nugaal puntland, wa degan ad u qurux badan lakin ka qarson dadka indhahoda , iyo SI guudba gobalka nugaal . #visitpuntland #falfalah #puntland #foryoubage @Marwan Somali 🇸🇴

Visit puntland
Visit puntland
Open In TikTok:
Region: SO
Wednesday 30 September 2026 04:24:19 GMT
125369
18881
168
2567

Music

Download

Comments

mukhtaar940
Muخtarr Aسad🇸🇱🦁 :
our country puntland ❤️
2026-10-01 08:07:44
12
cabdijimmyjey
abtiga :
Somalia Sevenka ah show Puntland baa ugu qurux badan
2026-09-30 19:49:40
15
mulkilahagarowe11
Hassan 🇸🇱🐐 :
Falfalah Somalia 🇸🇴 qurux ilaahay waa u dhameeyay
2026-09-30 14:47:31
97
susuqaali1
Rihaan Abdi :
Nimcadada lags qari hada maqli jirtay wa Somali 🥺
2026-09-30 21:44:21
21
queenaisha479
Niimo 🐐🇸🇱🩸 :
dhulkii ciise ruush muse ciise❤️
2026-09-30 05:52:47
31
hajiow15
𝗛𝗮𝗷𝗶𝗼[-_-]❦ :
waxa kaga fcn inaa dhadid halkaan waa Somali puntland 🥰
2026-09-30 10:14:41
162
fadumo4044
Dr's Fadumo Abdirizak🇸🇱🇸🇱 :
meesh riyah ku raaci jirey
2026-09-30 11:19:53
95
ciyalsuq_
QɪɪQ˚🇸🇱🌟🍾 :
dalka puntland wale nimca fadhido🇸🇱🥰
2026-09-30 17:41:31
33
waayoaragdumar0
run Jecel💕🇸🇱💕✅️ :
Dhul udug qurux badanaa mansha allah❤️🇸🇱
2026-09-30 17:32:27
8
mussa.dhodheh
OrGi 𓃵🇸🇴 :
geela ban ku kxyn jiry falfalah xasus 2017kii🤗🙋‍♀️
2026-09-30 17:25:07
7
abdisalam090
عَـبْـدُ السَّـلَام :
Dulki isaq 🥰
2026-09-30 12:33:03
4
ifkaqueen1
queen decoration :
re putland iso dhaweyo gbr ina adertin ahy an so boqde quruxdas wan jeclday
2026-09-30 16:25:52
8
apdiqani023
FaLfaLax POY🩵🇸🇱🐬 :
dhulkii xasan idiris❤️🔥
2026-10-03 16:23:20
1
zakinur1995
Źàķí :
waxan dareemaya dadka wanagsan ee ku nool puntland in dhulkaan quruxda badan deeganadooda ku yaalo eysan ayaga xita aqoon maxa sababay aniga talo waxan qaba dadka in loo sameyo dalxiis labaro dhulkaan quruxda badan wlhi marnaba isma dhahen dhul somaliyed gaar ahan gobalka nugaal aya meel sidan uqurux badan ku taala cajiib allow umadena qabyalada qalbiyadoda ka tir tir yarabi🤲🏼
2026-09-30 15:33:05
6
mohamed21sep
mohamed21sep :
Somalia 🇸🇴 🥰
2026-09-30 17:27:58
7
sugule65
AFTAAH ✨ :
thank God to be a puntlander
2026-09-30 14:04:38
5
57zaxo
. :
this is puntland 😳
2026-09-30 14:12:14
3
halwo70
halwo🩷🌸 :
nugaal ma bad bay ledahy
2026-09-30 15:16:08
0
khalil_ruush
KHALIL RUUSH :
Aduunka rocky beaches kuu waa kuwa ugu booqashada badan sawiradana ku quruxbadan lkn nasiib darro wala ilaway
2026-09-30 10:22:13
6
tsb_pro1
Naagnimo✌️💪💪 :
maasha allah dalkeena soomaliya nimcaa fadhida
2026-10-02 13:37:14
0
miskyapdy
𝑴𝒊𝒔𝒌𝒚 𝑼𝒅𝒖𝒈❤️ :
Dhulkii Reer cumar❤️
2026-09-30 14:41:51
4
hudda797
HUDA ||هدي :
cajiib dhulkeena qruxdiisa marba mid baynu arki❤️
2026-09-30 18:30:03
3
mrsuhayb22
mr'xawaash🥷 :
putland xeeb qurux badan haysata mnshlh
2026-10-01 13:25:31
1
nsa5271
🤍🥀 :
M.a Falfalax Dangoronyo nugaal mid ka mida xeebaha ciise maxamud ay leeyihiin[Heartwarming]
2026-09-30 17:09:00
3
ifsuun1
A+🩸🐐𓃵 :
Ciise mohamud dhulkoda laga qariyey io xeebaha Wlhi isha allah malin inay dhisan rajey naynaa
2026-09-30 15:55:44
3
To see more videos from user @visit._puntland, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About