@writter_fatalle: #viwesproblem #CapCut #fypシ゚viral #💔🙂🥀 #

⇞Fᗩ𝐭ᗩl͜͡l͜͡e͜͡.•🏴
⇞Fᗩ𝐭ᗩl͜͡l͜͡e͜͡.•🏴
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 10 October 2026 10:27:42 GMT
130858
21026
332
3395

Music

Download

Comments

shiekha452
Üpdrahman Ŝhiekha²²🥇🐐🇲🇽🩸 :
Marka so agmarto xafada caruurnimada oo ad kaso gurtay😢
2026-10-10 16:13:51
1535
usameho
υׁׅׅ꯱ɑׁׅɑׁׅꩇׁׅ֪݊ ꫀׁׅܻ݊💀🩷 :
marka so agmarto barxada yarantada ku dheli jirte hadane ilmo yar yar ku dhelayan🥺
2026-10-10 16:43:38
632
madristagilr1
. :
ani markasta waxn rajeya xafdn yarntydi ku so koray inaan gato i.a wan gadan dona😭
2026-10-10 22:18:06
159
girlll..10
NaRuRo 🦦❤️ :
Mxan class wlba darbiyadisa xasuso kuso rebtey an raba ina malin un tago 😭
2026-10-11 09:41:17
67
apdisamad03
VİĞØŽ🇯🇴 :
maantay hooyadeyy aa dhimatay 💔
2026-10-11 11:15:55
29
mahameth043
🖤𝓪𝓶𝓲𝓲𝓷🐙 :
wllhi ciyalnimada waa waqtiga mesha ugu fiican💔🥺
2026-10-10 17:47:34
92
mut3k6
🌪 صابر | 𝔖𝔞𝔞𝔟𝔦𝔯 :
markaa macalinka dugsiga kugu dhaho waa weynate adoo yariis igu kadan bese 🥹💔
2026-10-10 18:18:43
132
wllmaajid41
🖤🩶 :
waqti aan dib usoo laaban doonin🙌
2026-10-10 19:17:02
78
naaji10__rm
احمدناجي🇸🇴 :
maraka soo agmarto garoonkii aad ku ciyaari jirtay yaraantada oo guri laga dhisay 🥺😭
2026-10-10 18:48:30
113
htricka
MOO🥽♠️ :
🗣my childhod mamory ❤️‍🩹
2026-10-10 19:33:58
45
alphaleo_8
Ă̈يŎ̈Ŭ̈P̆̈ L̆̈Ĕ̈Ŏ̈🤴🏿 :
Marka so agmarto barxadi ani īo zxpkei fadhiyny ilmo yar yar isla Fadhiyan 🥺
2026-10-10 20:12:09
36
prime_ethan_26
ETHAN 🇸🇴 :
maantay hooyadeyy aa dhimatay 💔
2026-10-11 02:56:19
13
s.a.n.c.h.o03
AhMeTシ🇸🇴 :
Mrkaa Aragto Cruur Dugsiga LGa soo fasaxay Oo Wdada Mraya Adiga xaaladaada🙃💔😫
2026-10-10 19:02:40
7
fatima.51.1
ف :
ani mesha yarnimdadeyda wadankas waka so tagay ma ilabi doni xasusahas mar kle i.a wa ulabana🫡😭😭😭😭
2026-10-10 20:23:01
9
hugg297
nour ahmeth🔥 :
xanuun ka weyn ma jiro wlhi xasuus ciyaalnimo iyo asxaptadi ciyalnimadi💔🫂
2026-10-10 17:28:46
31
hooyomcn783
MOHAMET🩶🫶🫅🏿 :
hada ayaan ag marey wlhi🥺
2026-10-10 16:25:09
18
mohamett__ali00
ᗰOᕼᗩᗰᗴTT 1̨̹̦͍̀7̸̹̲ͮ̒𓃵 :
waa dareen gaara wlhi
2026-10-10 17:31:25
8
abdale.bidixo
Abdale bidixo🔥 :
noloshayda ma iloobi doono meeshan kusoo bar baray sawirkani waa mar aan booqday halkii aan kusoo koray 🥲
2026-10-11 06:50:20
12
m4ldiini5
𝓜𝓪𝔁𝓪𝓶𝓮𝓭 :
manta waxa so ag maray garoonki yaranteydii ku dheli jirnay oo dabaq laga dhisay 😭😭
2026-10-10 18:36:23
9
fartuun.daahir44
Fartuun Daahir🤐 :
alla yaarabi xasuus baan galay ilmo ayaa indha iso istagay🥺
2026-10-10 20:22:15
6
kaizen.402
Kaizen :
Ya marle dib igu celiya xiligas 💔
2026-10-10 19:15:06
6
28.17.9.7.7
𝐂͢ᴀᴢᴀᴀᴍ🪊🖤 :
Markad soo agmareysid xafadi yaraantada dugsigi meshu ku yalay barxadi banoniga waa dareen dib kuu celinaya old is gold ❤️🔥
2026-10-10 20:31:24
7
homles94
ᵀ͢ʰᵉCᴀᴀᴍɪʀ🎭 :
malin walbo so agmara wlhi🥀💔
2026-10-10 23:09:37
15
678_2344
🍫 :
lkn wan necbahay ilaa hda
2026-10-11 10:55:30
3
armaan.carab1
A̺͆R̺͆M̺͆A̺͆A̺͆N̺͆🇾🇪 :
beri Hagaarin Hada Reply isogali weydi😭😭😭
2026-10-11 19:34:03
1
To see more videos from user @writter_fatalle, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About