@wll_____cabdla5: Maalin Aad Isbixn Wayday Bada Ku Dar Kuwad Wayday Barki Kula Tacaalaye🥺❤️ #Hesttan #somalimusic #lyrics #foryoupage #fyp

King🏃‍♂️
King🏃‍♂️
Open In TikTok:
Region: UG
Monday 19 October 2026 21:59:25 GMT
663475
80916
770
10239

Music

Download

Comments

9..2.2026
ᕼᗩᗰᗪᗩ | حمده :
Hees kale o qiiro ah ba hadana noso baxday jawigi jacaylka wa nalaga badalay
2026-10-20 04:53:12
406
maryan32938
maryan😍 :
ax sorry[Crown][Crown][Crown]
2026-10-25 18:27:18
0
zakibwoi7
⚽️xidiga💕rer🌄Raaso⚽️⚽️ :
21/10/2026 qof kastoo qoraalkayga akhriya oo IGA dambeeya waxaan u rajaynayaa nolol wanaagsan oo dhamaad lahayn
2026-10-21 08:47:08
204
kingofgr7
king 123 :
[Red lips][Red lips][Red lips][Red lips][Red lips][Red lips][Red lips][Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming][Heartwarming][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-10-25 18:18:41
0
nightwalke64
K9 :
nolosha ilahey haidin qurxiyo walalayal
2026-10-20 04:17:37
150
oo_bala
Maali🇸🇴boi :
Maalin aad is bixin weydey Badda ku dar kuwaa weydo Badhkii kula tacaalaayey Buug ku qoro abaalkooda Baro waxaas usoo joogtay 😢😢😢. Abaalkaas wa gudi doonaa inshallah ✋
2026-10-20 06:22:03
79
shahiiina12345
Queen ku dheesho :
inat nolashah la halgmeysah alle ha nalah garab qabto
2026-10-20 08:03:39
56
inamukhtar2
. :
Waxa jira kuwa bada lagu Dari karin balse alle nolosha hayno wada qurxiyo 😭
2026-10-21 07:47:42
14
abdirahmanisak6
Abdirahman Isak 🇸🇴 :
Nolosha alle ha inoo qurxiyo yaa rabi .
2026-10-20 16:47:09
11
bossla237
👑💖 Dream Girl 💖👑 :
hestan marka maqlo xanuun ban daremaa 🥺hoyadey ano yar bey dh8mty waqtigas isma b8xin karin reerkii hoyadeey waxy noqdeen kwo aaad u xun agtoda waku so sosilcay hal qofoo an naxariis ka helay maan arag ugu dameyn waxa la.ii so warejiyay abehey ayeyadey bagacnta igu dhigty anigo kaliya nafta igu jirto qalbigana ka dhintay ayeeyo abalkada jano markas ban umada ka mid noqdy abehey ba xas wngsn so gursady ayada la nola mudo badan waxy ila dhaqmi jirty sida cunug ay dhashy waxy iga fcnaty kuwii dhaly hoyadey waqtigan la jogo waxy ii hesya wilkeyga boska hoyo ayeey ii buxisy buug baan ku qorty abaalka ii gasheen adi io ayeyo kuwii i silciyayna badan ku dary alx xalakuli xaal🥺
2026-10-21 09:27:13
12
xafsa026
حفصة 🌚💕 :
Dayaxow waxaa jira kuwa aan badda lagu darin karin 😭🔥❤️
2026-10-20 18:09:30
6
mulky2801
mulky :
Maalin Aan is bixin waayay bal kwrn Kuwii Dhan iga wada maray fmlkan Carurta udhalay iyo inankoda on ikala HADHIN Markay Ogaadeen Daciifnimadayda markay Arkeen rajanimadayda inaan hooyo aan unoqdo haysan markan u ooyay Een ka baryay inu ilamaha yar ee ijaqaya iiyara koro ugu dhaartay inaanan meel aan unoqdo oon ubadka la tago haysan indha intay iga xidhen warqada farta isaaray Maaalintan Meehanaabay Aduunyadu igu so Duntay Maalinkan Walqistay Laba carura anoon Magalada Melna garnayn aan dago Maalmaha Iyo Xanunkooda Allah unba garab iinoqday iga saaray markan Xasusto Masgaxdu Way iqarxi Gaadhaysa Alx imika WAN Ka kabtay Wn shaqaysta ubadki way ikoren Meelban iska Daganahay alx 😭😭😭😭
2026-10-20 20:48:04
6
asmowanaag
xamdi_sokoreey :
𝗞𝗮𝗰𝘀𝗶 𝗶𝗶 𝗵𝗮𝗮𝘆𝗼♥️
2026-10-20 07:29:35
10
enakhder
Carfoon🌺 :
Alla Mxaa balan beena layga Qaday Mxan Ciil DaremaY hapena FArxad kuma Zeexan Markan Waxn Sameyoh garnwyay Wayy Qof i garab istaga Wan izka Oyijiray lkn Ilintii badneyd Waxay iga Dhigtay qof Adkeysi leh O goan adag Wali heerkan Rabay man gadhin Sas ayythy Hdane Wan izka Farxsanhy Inan Fikiroh Ama inan Oyoh Waxba imaso kordhinyso Naftyda Wxan ka balqaday Ineyna Murugon mar danbe🙌😭
2026-10-21 05:49:31
7
iamburaashe100
𝗕 𝗨 𝗥 𝗔 𝗔 𝗦 𝗛 𝗘 🧔🏿 :
caawa hagaarin hadaa isoo caayi weydid 🥰
2026-10-20 10:49:27
5
honeyyy.54
🫶 :
Beryahan heesaha Dayax waa top
2026-10-20 06:28:02
21
luley765
Luley❤️ :
Mar walba naftayda ayaan is weydiiyaa, Badar, sidee ayaad u adkaysatay waxaas oo dhan? 🥺💔 Markaan dib u xasuusto xaaladihii adkaa ee aan soo maray, ilmadu indhahayga ayay ku soo istaagtaa. 😭💔 Waxaa jiray maalmo aan qalbigayga murugo ka buuxday, habeenno aan cidna ogeyn waxa aan dareemayay, iyo waqtiyo aan naftayda keliya la hadli jiray. 🥹💔 Wallaahi, mararka qaar xitaa ma garanayo sida aan uga soo gudbay waxaas oo dhan. Laakiin Alxamdulillaah, maanta waan taaganahay. Waxaan ahay gabar adag oo xanuun badan soo martay, haddana aan quusan. 🥺❤️‍🩹 Ilaahay keliya ayaa og ilmadii aan qarsaday, murugadii aan aamusnaanta ku liqay iyo dagaalladii aan kaligay la galay nolosha. Allow, qalbigayga ii deji, wixii aan soo marayna iigu beddel farxad iyo xasillooni. Adigaa ii ahaa wehel markii aan cid kale haysan. 🤲🏻😭💔🖤
2026-10-20 15:50:00
8
hodan1234567895
Qalbi saafi :
manta wa is bixi la ahy I.a malin wa gari malin ee i tosto allh ku cafiyo wilkeyga manta ma heysto qof I garab ah alxm wa ka bixi I.a😭
2026-10-20 14:07:33
7
maayo107
❤️ :
waxyar. iidhiman. insha allh.
2026-10-20 08:50:37
10
degan606
degan2003 :
wax kasta qalbiga ku haystaa
2026-10-20 04:11:27
7
_tomorrow80
بشيييير🎖️ :
Maalin Aad Isbixn Wayday Bada Ku Dar Kuwad Wayday Barki Kula Tacaalaye cajiip!!!!!!🥺
2026-10-20 07:35:26
7
rianaxmed10
Riyanna :
ani ma qiro noye be maxa qaldan
2026-10-21 09:28:40
4
hair____style83
zack pio🇺🇲 :
Inta only ah guul Le rajeynaaa
2026-10-21 13:38:18
2
aishomaxmed
Aisho👸🌹 :
manta wa is bixi la ahy I.a malin wa gari malin ee i tosto allh ku cafiyo wilkeyga manta ma heysto qof I garab ah alxm wa ka bixi I.a😭
2026-10-21 08:23:35
2
samiiraadam4
samiiraadam4💚🤍❤️🩸 :
Bada ku dar kuwad wayday Ala eraygaasi waynaaa🥹
2026-10-20 17:35:39
4
To see more videos from user @wll_____cabdla5, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About