sas ha dhihn wx jira hal qof oo raba inu xalada ka baxo wlipo inu halmr cafimaad hele😭
2026-10-23 15:21:22
29
Liza 🥹🤍🌷 :
yaa ku nafisaa😭😭💔
2026-10-24 15:42:34
5
𝐊𝐀 𝐊𝐀 ✌︎22 :
nalasha mad nacde yarey🥰🥰
2026-10-23 11:06:35
1
🐯 Shabelkii--Army😼 👸 :
Sawab midaan mafi no inaad dhahdo waayo haduu alle le adaa just a kaga dhige alle uMahad cali hadalka an aktaa cadi uukayahay lkn alle aad buu ugu caroonayaa🥺🥺
2026-10-26 15:53:17
1
Avni🌒❣️👸🏻 :
Noloshu mar walba ma aha sida aan rabno, mararka qaarna waxa aan qarsanno ayaa ka culus waxa aan muujinno 💔😭
2026-10-25 13:33:08
1
sowda :
Qalbi, 🥹❤️mar walba xasuusnow inaad tahay qof qiimo badan. Ha u oggolaan murugada inay kaa qaaddo dhoolla-caddayntaada. Wax kasta oo ku dhibaya ma sii jiri doonaan, Insha Allah. Naftaada u naxariiso, qalbigaagana nabad sii. Waxaad mudan tahay farxad, xasillooni iyo jacayl dhab ah. 🫂💗🌷
2026-10-23 20:37:52
4
$MabzuuD♡🌸 :
Saxibtay kalay hug🫂 🗣huno noloshu wang iyo xumanba way ledahay dadal naftada mel sare gadhsi dadku waxba matare salada aleh kula shekayso una sheg dhibatada ay ku gaysten macnto aleh ku garab isragi dadku iyaga aya utala mana arki karo ado calcalya qalpiga iga ka xanune xanun kaleh ha sadsan huno noloshada hormari intasi wa iga talo ma ogtahay inad tahay qof maskax iyo awood leh hada argto abayo qoralkas inshalah inu ku dhirigaliyo rajaynaya hablaha kalan waxa leyahya sida sileg wixi hore iaka ilawa nololna dhista kalsonidu wa muhim wixi kugu dhacay isku dhafsi waxan waxtarayn wixi xunba ilwa pleas
2026-10-25 08:17:24
1
sheydaanta👹army😈 :
my abyo sas hadhihin 🥺waxa jira dad radiya cafimaad iney helaan abyo ilahay hakabaryin inu xanuun kukeno ilahay kumakene🥹🎀
2026-10-23 19:49:49
2
suuraleyy💕💙 :
wallhi 2 baaidhawacdy 😅🥰🥰🥰🥰🥰
2026-10-23 17:35:06
2
ᥫ᭡. :
kuwii I dhawaa dhapp inaCee😭😭😭😭💔
2026-10-23 18:48:51
2
fatma :
abaayo sas ha dhihin wlhi caafimadka wax ka fican ma jiro laga yabaa ina dhibatoyin kale jiran lkn wey dhamanayan samir xppti