@brother_nasir.5: wll faafi muqalkan #somalitiktok #onthisday #fyp #shekhjanadon🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲 #foryou

Brother_nasirow💧
Brother_nasirow💧
Open In TikTok:
Region: SO
Saturday 24 October 2026 18:12:06 GMT
186341
13359
274
5049

Music

Download

Comments

mama1235682
looma taliyan🤫👌✅️❤️ :
ani hada bisad arko jiririco io baqdin ban arkaa yaab😳hayeeey
2026-10-25 07:54:40
8
s.ss167
IDIL lucky💚🤍❤️ :
ani guri walba oon dago bisado waa ugu tagaa
2026-10-25 04:39:48
13
iamsabaax
صبوحة :
Waa been ana haysta 6bisadoo rasuulkuna wuxuu yidhi scw dawafuuna calaykum
2026-10-25 17:25:06
1
maxmadamiin00
maxamad amiin laaciib ka birta :
nabi Muhammad scw scw
2026-10-25 05:36:50
31
hanan.saed7
Hanan Saed :
Bisadaha hanagu dirin, habeen iyo malinbay nala joogane
2026-10-25 14:17:20
1
miskiyyy7
Mishti❤️ :
Ani teydaa zuliga xtaa igma daba harto kor iga firsane😭😂
2026-10-25 06:38:02
5
imaan.qurux
iimaan qurux :
shiiqaan caadi uu noo waalay bisinka waxaan arkay anigoo xitaa bisaha u fiirsanaayo oo ka cabsanaaayo imood naftaa nagu dhibtaye💔💔😂😳
2026-10-25 10:18:22
5
umu.abdalla234
faadumo Ahmed 🕊 :
Allah naxdinbada ana arkay
2026-10-25 16:16:37
1
waxgarad681
jibriil :
shar walba ilaaahay ay ka magangalaa
2026-10-24 23:05:56
9
chama.cabdulaahi
farxiyo jaamac :
scw scw scw scw
2026-10-25 16:31:47
1
soma.0455
🏖️ :
Hadey i agjiftaa
2026-10-24 22:32:59
0
ramlaclitifow
ina tifow :
Ala rabiyow ani midbaa ika jogdo weena i ilaalisaa yacni mar walba weeba i dabasucutaa 😭
2026-10-25 06:45:24
2
cadaypolo1
Nimao🦋🕊 :
hana waalin wallow
2026-10-25 13:23:26
1
habiiba080
Axsan haloyelo 🤍🤗 :
Mid baa suuliga iisaran marka qabaysanaya buriya iyadoo idayeysa lee arka 😭
2026-10-25 05:25:37
0
user3321199408378
amran kahlif 🇨🇮 :
yaa xafiidu yaa salaamu
2026-10-24 20:42:01
4
lorra._20
زهرة البنفسج :
الله اكبر
2026-10-25 09:55:55
1
abass.aicha
Abass Aicha :
allahu akbar
2026-10-24 21:27:56
5
mss.aamineeto
mss Aamineeto :
🥰🥰🥰
2026-10-24 19:26:55
2
nolosha120
higsiga :
allow naga badbaadi
2026-10-25 10:45:09
1
mama.mumtaz82
Mama Mumtaz :
ilahka magan galay
2026-10-25 07:07:14
1
mr.somebody996
Mr somebody :
2026-10-25 07:36:44
1
hello2345ty
NAHIDA :
ma raacdey karo yaraanka cida waaye
2026-10-25 17:23:57
0
hello2345ty
NAHIDA :
igama jeesto jaceyl dartiis
2026-10-25 17:25:09
0
qpyouhave4
canka milxo :
scwsc🥰🥰
2026-10-25 17:27:29
0
user756184275111
A :
2026-10-24 22:06:30
0
To see more videos from user @brother_nasir.5, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About