@saifurrehman6555: #creatorsearchinsights #700billionand300trillion #creatorsearchinsights

𝐌𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚 _𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐟⛎
𝐌𝐚𝐝𝐢𝐧𝐚 _𝐒𝐡𝐚𝐫𝐞𝐞𝐟⛎
Open In TikTok:
Region: PK
Sunday 25 October 2026 01:40:49 GMT
51059
13887
194
504

Music

Download

Comments

syedabdullah__786
sayed Ali Abdullah ♥️ :
Ameen sum Ameen
2026-10-25 19:16:54
0
mumtaz.hira
Mumtaz Hira :
Ameen summa ameen ameen 🤲😭🌹🕋
2026-10-25 14:34:36
0
islamic_.videos35
Islamic videos :
beshak
2026-10-25 15:23:13
0
bagh.a.madina
Bagh a Madina باغ مدینہ 💚 :
آپ حضرت محمد صلی اللّٰہ علیہ وآلہ واصحابہ وبارک وسلّم ❤️
2026-10-26 04:53:56
1
malik.qaiser0013
Malik Qaiser :
گنبد حضرات دیکھ دیکھ کر فدا ہیں ہم سرکار کا عالم کیا ہوگا اللہ اکبر
2026-10-25 05:36:40
8
fatima_89078
🦋🥀الحمدللہ :
الصلاۃ والسلام علیک یا رسول اللہ یا حبیب اللہ
2026-10-25 15:02:57
3
imran.zai51
Imran Zai :
یا رسول اللہ صلی اللہ علیہ وسلم مدد
2026-10-25 09:49:40
3
ch...imran...122
ch.....imran.. 122 :
2026-10-25 16:14:21
1
mairi7755
Mairi :
یا رسول اللّٰہ 🥹🙏
2026-10-25 18:19:24
1
touqeerahmad001
꧁༺Töûqèér༻꧂ :
محبتوں کا شہر مدینہ [Red heart]
2026-10-26 05:57:34
0
islamurdupoint
Islam Urdu Point :
چند پل یوں تیری قربت میں کٹے جیسے اک عمر گزار آیا ہوں ماشاءاللہ [Red heart][Heartwarming]
2026-10-26 05:13:50
0
abualfazalabbas101
Abu Al Fazal :
الصلاۃ والسلام علیک یارسول اللہ
2026-10-25 05:17:13
2
user6727951967753
Gulnaz :
mashalla
2026-10-25 09:53:55
1
naveed.mughal.nav65
Naveed mughal Naveed mughal :
subhan Allah
2026-10-26 03:59:47
0
babar.babar378
Babar babar :
aameen ainshahallah taala
2026-10-26 01:57:57
0
abdur_rehman2014
A ❤ K :
2026-10-26 03:06:02
0
kaleemabbas347
🔥Kaleem Abbas🔥 :
MashaAllah subhanAllah
2026-10-25 04:48:36
1
tahseenakbar6
✨ꨄ︎ 𝙈.𝙏𝙚𝙝𝙨𝙚𝙚𝙣 ꨄ︎✨ :
💙Allah sab k liya asnaiya peda kre ameen💙
2026-10-26 02:14:52
0
hussain.hussain8631
HUSSAIN HUSSAIN :
SUBHANALLAH MA SHA ALLAH ALHAMDULILAH
2026-10-25 04:51:56
1
hooriya5656
hooriya :
2026-10-25 20:56:25
0
jhelumibabu
𝑀𝑎𝑎𝑛𝑧🇬🇧🇵🇰93 :
🤲🏻🥹
2026-10-26 07:02:18
0
user737948661
AHMED :
سبحان الله
2026-10-26 01:56:23
0
ayesha.shazad22
AYESHA SHAHZAD, :
MUHAMMAD
2026-10-25 22:21:33
0
khawajasaifchand
SaifChand official :
ﷺ
2026-10-25 22:18:11
0
islimic97
M ramzan :
سبحان الله
2026-10-26 02:02:59
0
To see more videos from user @saifurrehman6555, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos

Sirdoonka Ethiopia ayaa dilay Dul-Qarnayn!!!!  Majaaladda caanka ah ee African Security Analysis kana faaloota arimaha sirdonka iyo xogaha qarson kuna taala Solna Stockholm dalka Sweden 🇸🇪  ayaa shaaca ka qaaday natiijada baaris qaadatay 2 sano 3 bilood iyo 13 cisho taas oo kusaabsaneyd dhacdo dil ah oo ka dhacday somalia gaar ahaan gobolka Togdheer magaalada Widhwidh. Ninka sawirka hoose ka muuqda ayaa lagu dilay deegaanka widhwidh 12 kii bishii july2024. 2 sano iyo dhowr bilood kadib waxaa la helay warbixin baariseed 3 bog ka kooban oo ay soo bandhigtay majaladda [African Security Analysis] oo ka faalooto arimaha sirdoonka iyo xogaha qarsoon. Majalladdaan ayaana si gaara uga howl gasha geeska afrika sida dalalka Somalia, Ethiopia, Eritrea,Sodan, Kenya, Tanzania, iyo Jabuuti.  Sida ay baahisay majalaladuna ninkaan la dilay ee lagu magacaabo Cabdiqani axmed diihaal oo 57 jir ahaa sawir kiisuna hoos ka muuqdo kuna magac dheeraa Dul,qarneyn  ayaa 12 kii July2024 wuxuu ashkato geeyay xarun ama saldhig Police oo ku yaala magaalada Laascaanod , sida ay sheegtayna wuxuu dacwo ka ahaa rag tiro ahaan 5 nin ahaa isaga oo sheegay in ragaani nafsadiisa qatar ku yihiin wuxuuna xusay magacyadooda. Balse saldhiggu kama hoos qaadin dacwadi uu qabay Dul-qarnayn waana lagu jeesjeesay oo inuu waalan yahay oo kale ayaa loogu maadeystay, hadalladii uu kucelceliyayna waxaa ka mid ahaa “ibadbaadiya raggaan 5 ta ah cunto ayey ii keeneen waana diiday inaan cuno, markale biyo ayey iikeenen waana diiday, kadib caga jugleyn ayey igu bilaabeen. Waxba kama galabsan anigu madoonayo waxa ay isiinayaan waxay iga dumiyeen guri yar oo buul ah oo aan lahaa,” 3 maalmood kadibna oo ku beegan 14 ki july2024 wuxuu aaday magaalada Widhwidh sida ay warbixintu xustayna wuxuu la baxsanayay naftiisa. Balse ragii uu sheegayay ugama aysan harin halkii uu aaday oo waa uga daba tageen markalana sidii oo kale wuxuu la hadlay odayaal ka mid ah dadka deeganka isaga oo uga waramay xaalkisa iyo wixii uu uga soo tegay laascaanood iyo waxa hada heysta intaba. Warbixinta ayaa heegtay in 17 kii July2024 Dul-Qarnayn 3 rag ah ay ku qabtay isaga oo goor habeen ah maraya meel ku dhow meherada Aw hashi shoping center oo ah bartanka deegaanka waxayna ku mudeen cirbad, in cabaar ah ayuuna la xarbiyay ragga 3da ah qayladiisa ayaana waxaa kusoo baxay dadka deegaanka qeyb kamida, waxaana la geeyay meel caafimaad oo pharmacy ah oo aan sidaas uga durugaaneyn halkii lagu weeraray mana aysan suurogelin in la qabto ragii falka geystay oo way baxsadeen. Dadka deeganku,  hal talaabo oo wanaagsan ayeyse qaadeen taasoo ahayd inay dib ugu noqdeen halkii lagu weeraray,  waxayna kasoo qaadeen cirbad/saliingo  taasoo ay kujireen wax dareere ah oo yar midab ahaana biyo camal ahaa odayaasha deegaanka ayeyna udhiibeen waxaana la isla garowsaday in Dulqarnayn la sumeeyay. 20 july2024 Dulqarnayn jirkiisa  ayaa bilaabay inuu qallalo, xubnaha qaarna shaqada ayey gabeen sida gacmaha, iyo lugaha.  Dadka deegaanka ayaana kusoo xoomay balse waxba uma qaban karin subixii ay july 21 ahaydna 2024 Dulqarnayn wuu geeriyooday. 22kii july2024 na booliska ayaa sheegay in Cabdiqani Axmed Diihaal uu u geeriyooday Toorree lagu dhuftay 12july2024, uuna ku dhuftay nin ay kushegeen magac aan sax ahayn  oo ah Ibraahim Maxamed Cawad waxayna sheegeen inuu xiran yahay oo ay soo qabteen. African Security Analysis oo uu leeyahay sarkaal hore oo ka tirsanaa sirdoonka Tanzania cherh olo bangia ayaa muujineysa in ay dilka ka danbeysay hay,adda sirdoonka Ethiopia ee National Intelligence and Security Service (NISS). Raga weerarka dilka ah fuliyay ayeyna ku sheegtay xubno katirsan laanta sirdoonka dibada ee Ethiopia  oo lagu magacaabo Foreign Research and Studies (FRS) majalada ayaana xustay in sirdoonka itobiya ay Dul,qarnayn ku raad joogeen 45 maalin oo xiriir ah ugu danbeyna ay ku guuleysateen qaarijintiisa.

About