@dumar_revolution: Ninkaan Hala Soo xedho Jahilka Caruurta Dilka Hoyadoda Wax Caadi Ugu Dhigaya.! #fyp #naagnimo #viral #foryoupage #somalitiktok

Dumar Revolution
Dumar Revolution
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 25 October 2026 08:16:24 GMT
12111
657
62
536

Music

Download

Comments

nobodyknow1430
Yas💗 :
what kinda of exmple is this😭😭😭
2026-10-25 11:27:38
143
user828620567
❤️💕 Bilan :
marka lagu leeyahay dumarka ayaa naxariis badan wa Sidan o kale 🙌🏽 bro 1000 tusaale kale Maxa u diiidayna.
2026-10-25 10:50:25
141
mubarak_6762
M :
Shirk is a bigger Sin than Anything else. and that doesn't make the other sins any less bad and ugly than they are. i think he is using it as a comparison example
2026-10-25 18:16:24
4
_jj085
🌺 :
Maasha allaah waa waxbarashada saxda ah ee dadkeenu u baahan yihiin
2026-10-25 11:21:31
10
4433s20
🪽. :
Excuse me!!!!! Wth!!!!!!!!!!!
2026-10-25 12:53:35
22
whytejml
Camden :
location??
2026-10-25 15:54:47
0
kia77.7
￴￴ ￴￴￴ ￴￴ ￴￴￴ ￴￴ ￴￴￴ ￴￴ ￴￴ ￴ :
ilahayga dugsi kuma ogi😭😭
2026-10-25 16:34:03
1
ladywarda2005
obah :
bal kawaran waxs[Tears of joy][Tears of joy][Tears of joy]
2026-10-25 09:56:20
13
ayooooshh
Aisha💗 :
naxdin 😭
2026-10-25 15:53:48
0
saadio22
saadio :
subxaanalaaah 😳😳😳😳
2026-10-25 18:39:07
0
aasheyy00
TAASHA🦊❤️ :
Yaaa oday
2026-10-25 11:32:34
1
beerlulla70
زينب 🇸🇴🤍 :
mafahmin
2026-10-25 17:42:22
0
goose3423
Iskuroon🐉 :
whattt
2026-10-25 10:09:54
0
carabeto15
kimza :
yaah
2026-10-25 11:38:11
1
fashiondesigner1238
❤️ :
Imagine?
2026-10-25 10:07:46
0
dayaxnuuraa
DayaxNuura 🎀 :
Waaba tusaale xun. Hooyada maxa mesha keenay?😭
2026-10-25 15:09:35
4
3xaasleey
xamalatal xadab :
2026-10-25 12:51:03
2
saharlamood
🤍🏳 :
Dee waa runtii shirkiga iyo dilka kee baa wayn?
2026-10-25 11:07:39
7
hamdii2021
Hamda :
hooyo la biraynayo tusaale aan ahayn ma waayay odayga intaas le,eg
2026-10-25 11:20:32
13
calooleey__1
𝑳𝒂𝒅𝒚 𝑩👠♀️ :
Bismillah wallee kuwaanaa Alloow naga qabo diinta ayey qalad ka fahmeen waa sax weeye ku yih😭
2026-10-25 10:26:47
17
mssmariam68
m68🌸🌄 :
tusaale xuma wuxu😳
2026-10-25 11:19:53
5
wafasacid
وفآء⚱️ :
Omg masjidka yu ka bixin hala xiro
2026-10-25 10:50:59
7
to12624
ᗩՏTᖇO⋆✯✈︎ :
Walaal, sheekha carruurta ma barayo in dilka hooyadu caadi yahay, ee wuxuu kala saaraya dembiyada iyo darajadooda. Diinta Islaamku dilka xaq-darrada ah waxay u aragtaa dembi aad u weyn, shirkigana Alle wuxuu Qur’aanka ku sheegay dembi aad u weyn. Alle wuxuu yiri: ﴿إِنّالشِّرْكَلَظُلْمٌ عَظِيمٌ﴾ — “Shirkigu waa dulmi aad u weyn.” (Suurat Luqmaan: 13) Sido kle alle wuxu dhahy ﴿إِنّاللّهَلَا يَغْفِرُأَنْيُشْرَكَبِهِ وَيَغْفِرُمَا دُونَذَٰلِكَلِمَنْيَشَاءُ﴾ Nabiga scw wuxu dhhy «أَكْبَرُالْكَبَائِرِ الْإِشْرَاكُبِاللّهِ وَقَتْلُالنّفْسِ وَعُقُوقُالْوَالِدَيْنِ وَقَوْلُالزّورِ» Marka in carruurta loo sharxo in dembiyadu kala darajo yihiin ma aha in lagu barbaariyo nacayb ama naxariis-darro. Inaad ku khilaafto habka sheekhu wax u sharxay waa arrin, inaad casharka diinta ku tilmaanto sun carruurta lagu shubayo adigoon si caddaalad ah u fahminna waa arrin kale. Diintu waxay ina faraysaa inaan wax ku qiimayno aqoon iyo caddaalad, ee aan ku degdegin xukunka
2026-10-25 12:14:11
1
rol_model1
Hamze🖤 :
Sheekhu laba danbi oo waaweyn ayuu is barbar dhigayaa. waxaana meesha ka garan karta inuu shirkigu khatar yahay waxanad ku garanaysa dilka oo danbi wayn ah waliba dilku kala culuse waalidka ood disha kasii culus tahay inuu kasii khatarsan yahay ee negetive aad ka eegayso iska daa wlahu aclam[Heartwarming]
2026-10-25 15:03:12
0
pharihanova
Phariha 🫶🌼 :
hada waa kaas kuwo badan oo hooyoyinkooda dilay haka xaabiyeeno
2026-10-25 12:21:07
3
To see more videos from user @dumar_revolution, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About