@golisstv: waa hooyo da ah oo wiilasheedii midna uu laascaanood ku xidhan yahay kii kalena uu dhintay isgoo ka tirsan ciidanka qaranka soomaaliland oo maanta la yidhi ka guur meeshad daganty habarkii jaheeye dawlada way ka baqanasay lakiin ta dadkaa masaakintii seegi mayso hadan loo dayn dulkood#somalilandtiktok💚🤍❤tiktok #newhargaysa_somaliland💚🤍❤ #hargaysa_somaliland💚🤍❤ #newhargaysa_somaliland💚🤍❤

isxq cre (3) 🦁🔥⚔️
isxq cre (3) 🦁🔥⚔️
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 25 October 2026 08:19:00 GMT
144076
8719
937
1850

Music

Download

Comments

darbiisaaq27
🇭🇺 WaRiS⭐️ :
Dhulabhante u soo daayaa wiil keeda waa dulmi 😭
2026-10-25 19:56:30
9
xaawocabdiweli
Xaawo Cabdiweli :
hadukunol yahay wa alxamdulilah hoyo macan
2026-10-25 12:03:55
29
sulthan.caynazhe
sulthan caynazhe :
sorry hooyo mcn
2026-10-26 17:17:38
1
user8161974223222
💕fadxayyy🥰💗💕💋 :
ax ax hooyo mcn [Crying][Crying][Crying][Crying][Crying]
2026-10-26 07:47:37
0
khadra.xasan06
Khadra XASAN :
subxan allha
2026-10-26 20:42:04
1
boqardaisaaq
Muuna Butuc 🦊 ⚔️ 🔥 :
dowladi.majirto eedo ee Soomaaliyey ikacadhe 🥺
2026-10-25 15:15:43
12
carfooon45
najma qurux🎉 :
sorry Mommy 😭😭😭
2026-10-26 17:51:47
1
hodomuhumed4
argasan :
sorry sorry
2026-10-26 15:26:16
1
rooxanta9
N❤️💋 :
Allow ugargar 😭
2026-10-26 19:44:55
1
nimcoqaali2233
Nimco qaali :
ilahayoow hanagu cuquban
2026-10-25 11:13:42
20
ethiopian.ciile0
Ethiopian ciile 🇸🇴 :
firfhiye ha u sii daayo[Broken heart]
2026-10-25 16:26:39
7
farxiyo123yyy
farxiyo farodheer 11223 :
wlhi waa xanun hooyadaa wiilkeeda hala iskasiidaayo plz
2026-10-25 13:37:22
8
mariyamulki
mariyamulki :
A x dulmiga ale ma jecla ale ha ku boga dhayo ayeeyo 😭
2026-10-25 13:56:21
5
nimcomaxamed.22
Adoonta Alle❤️ :
AX AX AX ILAHAY un ucabo. dawladi majirtee
2026-10-25 14:10:52
8
hibakmoh1
Hibak Gaari❤️🆑 :
Alla Ilahow dadkaaga jilicsan u wada gargaar dawladan xumaa😭💔
2026-10-25 14:17:39
6
farxiya3820
farxiya🥰 :
hooyo mcn😭
2026-10-26 19:22:26
1
goadkadhaalinyrada1
Goadka dhalinyarada🇸🇴🇸🇴 :
sorry hooyo mcn😭😭😭😭
2026-10-26 10:47:59
1
jamal.buuraleh
jamal biti kameera❣️💗 :
alhah aaaah
2026-10-26 16:44:23
1
layla26368
layla26368 :
2026-10-25 17:38:10
0
barvo143
Barvo143 :
axax
2026-10-25 22:47:47
0
huda.abdirhman
Huda 💚🤍❤️ :
Ax mom
2026-10-26 04:08:42
1
bulbulo808
BULBULO🐎 :
please tolkayow maamadaa weyn inankeda laga yaaba inuu weysada ukeenee usiidaaya😭
2026-10-26 03:19:35
1
cabiirmuna
cabiirmuna :
Walal islantan meeshay shegaysa wa xage ma fahmin
2026-10-25 19:59:54
1
abdalla1c0
gaanni :
ilahay waxba laguma lammaaniyo ilahay baan ucabanaya dheh
2026-10-26 20:21:21
1
hassna.abdullahi
Hassna Abdullahi :
hah dhulmahantoow usiidaaya walaalayaal
2026-10-25 10:58:57
2
To see more videos from user @golisstv, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About