@dhukayedit1: #CapCut #simalitiktok #simalilandtiktok

📢DhUKAY EDET📢
📢DhUKAY EDET📢
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 25 October 2026 19:59:56 GMT
276877
43193
1327
1592

Music

Download

Comments

..........2712
. :
dagalkan Allaha ka dhigo ki somali miden laha😭
2026-10-26 03:35:26
2034
mascuudmahmuud3
somali boy🇸🇴🇸🇴🩸🇩🇯🇩🇯🔥 :
Gobtu isma qariso waxaana LA arkaa xiliyada adag guuleysta duriyada🤝
2026-10-26 04:12:41
689
zackxapiipi4
CAAnka_DDS🇬🇶 :
oo soomaali land may soo gurmatay
2026-10-26 04:30:37
92
nofaarax04
༄AYAANꨄUgaaS🩷 :
AllaH Haka dhigo Key soMaali ku midoobi Lahees😭
2026-10-26 06:12:17
409
ak.diaz.edits
MUSIALA🐐 :
dagaalka waa dagaal somaalida hal kadhigey
2026-10-26 04:24:49
113
aragsan.ina.abdir8
iŋæ ªpďi 🍂 :
𝘄𝗹𝗵𝗶 𝘃𝗶𝗱𝗲𝗼 𝘄𝗻 𝗱𝗵𝗮𝗳𝗶 𝗹𝗮𝗵𝗮𝘆𝘆 𝘄𝗶𝗶𝗹𝗮𝘀𝗵𝗮𝘆𝗱𝗱𝗶𝗶𝗶 𝗴𝘂𝘂𝘂𝗹 𝗶𝗱𝗶𝗻 𝗿𝗮𝗷𝗲𝗻𝗮 𝗹.𝗮🫡🦾❤️
2026-10-26 14:11:53
0
7.8.8.00.77
Najip🤎🚩 :
kan mar uun waa aminesiin
2026-10-26 10:16:35
70
usija17
♤{A.h.m.e.d.17}♧ :
gesiyal[Innocent]
2026-10-26 16:43:34
0
nimco2907
sabah🇸🇴🎀 :
illlohow dagalkan kadhig kii ay Somalia qabiil ku ilowi lahyd
2026-10-26 07:27:30
96
freestyle_madhax
26ka juneℹ️ :
calanka 5 somaliyeed
2026-10-26 04:01:38
48
hilalala12345
👩‍🦰zusih🆎️🇱🇸🔐 :
ilahow dagalkan ka dhig ki na mideyo😭🔥 ilahow. kuwa is jecel oo is garabsadah naga dhig ya rabih ilahow wilasha cadawga noga ilali🩸🇸🇴😭
2026-10-26 05:27:27
48
user3613833927272
maafia :
oromiya guuul from somaliland
2026-10-25 22:55:18
15
onaana111
AhmeTt🖤 :
Gopta Lama Arko lamana wyo Guuleysta Wllhena Guul daradu Weyna wada Dhibesa ✊🏾🇸🇴 mar walpo guul i.a
2026-10-26 08:35:15
32
asadjesteye
xaawo Cali 🫶❤️🇸🇴 :
🇸🇴🔥🤘[Fire][Fire]
2026-10-26 22:15:18
0
xasancabdi575
barwqo abdi👸❤️ :
somli oo isracdey insha allh daglkn kan isku raci lahyn ilahy hakadhigo midkan ku midobi lahyn🥹
2026-10-26 04:13:54
6
biiligam32
eex yaranka :
222222222222
2026-10-26 18:02:25
0
khadara.maxamuud
Khadara Maxamuud :
222222
2026-10-26 16:29:46
0
aasiya.jano
aasyia jano :
444444
2026-10-26 11:36:04
1
sumayanaaib
Qalbi Abo U Ooman🧕💔😭 :
Ilaahayow 🤲🇸🇴, waxaan jeclaan lahaa inaan maalin Jigjiga dhex maro anigoo sita calanka Soomaaliya, qalbigayguna farxad la buuxo. Ilaahayow, riyadayda ii rumee. Aamiin yaa Rabb. ❤️😭🇸🇴
2026-10-26 15:03:20
5
cbdikarim10
𝚅𝚒𝚌𝚘𝚘 𝙲𝙹 :
Djibouti,Somaliland,Puntland,Jubaland= Somalia 🇸🇴 one Nation ☝🏻
2026-10-26 09:52:17
7
mohameth_63
𝐌𝐨𝐡𝐚𝐦𝐞𝐭𝐭𝐭 •🕷️ :
Adis abba ino balan ah wllayal 🥰🥰😂
2026-10-26 07:00:46
36
ficaney077
Amiira🤍 :
bal maxan la ilmeyey😭
2026-10-26 09:57:43
23
mssriana5
Rihana 🦋 :
Somali oo is raacdy ma laga guulysanaya 🩸💪
2026-10-26 00:51:01
19
ruxakudugsadadawolonoqda
geenyo Djibouti🇩🇯🇾🇪🇸🇴 :
guulesta walaleheyga dhiga idiin hurii🫡🫡🫡marwalba isu duubnada
2026-10-26 12:54:34
5
warda5696
Warda :
Sinjigu ciyaar ciyaar maha hadanu gooni u baxnay maha micnaheedu inan Somali necbhy mrka guuL idin rajaynaya wlalahena Somali galbeed✊🏽🔥
2026-10-26 09:01:48
6
To see more videos from user @dhukayedit1, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About