@walaxboy: Sirdoonka Ethiopia ayaa dilay Dul-Qarnayn!!!! Majaaladda caanka ah ee African Security Analysis kana faaloota arimaha sirdonka iyo xogaha qarson kuna taala Solna Stockholm dalka Sweden 🇸🇪 ayaa shaaca ka qaaday natiijada baaris qaadatay 2 sano 3 bilood iyo 13 cisho taas oo kusaabsaneyd dhacdo dil ah oo ka dhacday somalia gaar ahaan gobolka Togdheer magaalada Widhwidh. Ninka sawirka hoose ka muuqda ayaa lagu dilay deegaanka widhwidh 12 kii bishii july2024, falkaan dilka ahaa waxaa kubaxay ciidanka booliska maamulka Waqooyi Bari, laamaha amniga ayaana sheegay in ay soo qabteen ninkii dilka geystay, sharcigana la hor geyn doono Magaca eedeysanaha ayay ku sheegeen ibrahim Maxamad cawad oo 55 sano jir ah sidoo kale waxay sheegen inuu dilka ku geystay Toorreey ama Mindi. Balse 2 sano iyo dhowr bilood kadib waxaa la helay warbixin baariseed 3 bog ka kooban oo ay soo bandhigtay majaladda [African Security Analysis] oo ka faalooto arimaha sirdoonka iyo xogaha qarsoon. Majalladdaan ayaana si gaara uga howl gasha geeska afrika sida dalalka Somalia, Ethiopia, Eritrea,Sodan, Kenya, Tanzania, iyo Jabuuti Sida ay baahisay majalaladuna ninkaan la dilay ee lagu magacaabo Cabdiqani axmed diihaal oo 57 jir ahaa sawir kiisuna hoos ka muuqdo kuna magac dheeraa Dul,qarneyn ayaa 12 kii July2024 wuxuu ashkato geeyay xarun ama saldhig Police oo ku yaala magaalada Laascaanod , sida ay sheegtayna wuxuu dacwo ka ahaa rag tiro ahaan 5 nin ahaa isaga oo sheegay in ragaani nafsadiisa qatar ku yihiin wuxuuna xusay magacyadooda. Balse saldhiggu kama hoos qaadin dacwadi uu qabay Dul-qarnayn waana lagu jeesjeesay oo inuu waalan yahay oo kale ayaa loogu maadeystay, hadalladii uu kucelceliyayna waxaa ka mid ahaa “ibadbaadiya raggaan 5 ta ah cunto ayey ii keeneen waana diiday inaan cuno, markale biyo ayey iikeenen waana diiday, kadib caga jugleyn ayey igu bilaabeen. Waxba kama galabsan anigu madoonayo waxa ay isiinayaan waxay iga dumiyeen guri yar oo buul ah oo aan lahaa,” Intaas kadib iyada oo lagu qosqoslayo ayuu kasoo tegay saldhiga Laascaanood, 3 maalmood kadibna oo ku beegan 14 ki july2024 wuxuu aaday magaalada Widhwidh sida ay warbixintu xustayna wuxuu la baxsanayay naftiisa. Balse ragii uu sheegayay ugama aysan harin halkii uu aaday oo waa uga daba tageen markalana sidii oo kale wuxuu la hadlay odayaal ka mid ah dadka deeganka isaga oo uga waramay xaalkisa iyo wixii uu uga soo tegay laascaanood iyo waxa hada heysta intaba. Balse cidi madanayn cataawgiisa, nin waalan oo iska socda ayaana laga dhigay. Warbixinta ayaa heegtay in 17 kii July2024 Dul-Qarnayn 3 rag ah ay ku qabtay isaga oo goor habeen ah maraya meel ku dhow meherada Aw hashi shoping center oo ah bartanka deegaanka waxayna ku mudeen cirbad, in cabaar ah ayuuna la xarbiyay ragga 3da ah qayladiisa ayaana waxaa kusoo baxay dadka deegaanka qeyb kamida, waxaana la geeyay meel caafimaad oo pharmacy ah oo aan sidaas uga durugaaneyn halkii lagu weeraray mana aysan suurogelin in la qabto ragii falka geystay oo way baxsadeen. Intaas kadib la tacaalid kooban ayaa loo sameeyay waxaana la siiyay xoogaa dawo ah walow aanan la awoodin in baaris lagu sameeyo waayo meeshu waa tuulo mana laha isbitaal weyn, Dulqarnayn ayaana uluuday gurigiisa oo ah cirifka Koonfureed ee deegaanka, subixii xigayna dadka deegaanka ayaa booqday oo ugu tegay gurigiisa. Sida xigashadu ay sheegeysana Dulqarnayn ayaa waxaa ka muuqday xaalad caafimaad darro balse waxa ay uqaban kareen ayaa iska yaraa dadka deeganku, hal talaabo oo wanaagsan ayeyse qaadeen taasoo ahayd inay dib ugu noqdeen halkii lagu weeraray, waxayna kasoo qaadeen cirbad/saliingo taasoo ay kujireen wax dareere ah oo yar midab ahaana biyo camal ahaa odayaasha deegaanka ayeyna udhiibeen waxaana la isla garowsaday in Dulqarnayn la sumeeyay. Waxaana la wacay buliiska Laascaanood balse si sax ah ugama aysan jawaabin cabashada loo soo diray. 20 july2024 Dulqarnayn jirkiisa ayaa bilaabay inuu qallalo, xubnaha qaarna shaqada ayey gabeen sida gacmaha, iyo lugaha.

Walax
Walax
Open In TikTok:
Region: SO
Sunday 25 October 2026 21:05:51 GMT
134108
5626
264
585

Music

Download

Comments

mudan_39
Naruuro🩷🦚 :
Xili xero io fandhaal kala dheceen bay wax fahmayaan somali 😭
2026-10-26 03:34:56
285
amalina.boss2
Amalina Boss🍻 :
Hadda mxd no shegty
2026-10-26 02:43:35
0
osmacilaa99gmail.com
Mr ismail :
Somali intay isku maqan yihiin ayaa laga dhax faa iidayaa allow dadkayga bogooda burcad isumari oo is jeclaysii 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
2026-10-25 23:17:11
175
abuuyasinalxuuti7
꧁༒☬ HUWAN TV ☬༒꧂ 🇸🇴🎥 :
malintii la dilay baan uga shakiyay inay dawlada Ethiopia dilkiisa ka danbaysay
2026-10-26 03:50:27
60
awliyo_bwoy
₳₭🇮🇪 :
Muxu ahaane tariikhdisa Maxa qoralka ugu so dari weysay
2026-10-26 05:58:46
5
walaxboy
Walax :
Abdiqani axmad diihaal dulqarneyn waxaa lagu xasuustaa inu yiri oramadan masaakinta ee shaqooyinkini udhiibteen waa ciidanka luggage ee Ethiopia mar laweydiiyay maxaa birahan kuuxiray wuxu yiri waxan kabaqa in oramada ay mindi igu dilaaan alaha unaxariisto DULQARNEYN
2026-10-25 23:15:58
77
apdi731
☆A.ZHAKOR☆ :
ninkan philosopher ayuu ahaa waa la dayacay in diiwaan laga qoro ayuu mudnaaa
2026-10-25 23:07:15
49
mohamedkhayre
boqorka :
Ilaahay ha u naxariisto dul.qarnayn kelidi se maha
2026-10-25 23:19:01
10
mhd.burale
Barkhadle optical :
source plz😳
2026-10-26 06:24:25
0
.a.a.a356
anfac :
soomaali waxey dhimatay marki siyaad dhintay
2026-10-26 06:14:26
7
abizaki99
NASIR ELECTRONIC :
ma maanta ayaad ogaatay walaahi maalintii la dilay ayaan sheegay
2026-10-26 04:26:48
9
ruuum394
Ruuum :
San uganaxay ninkaas [Crying][Crying][Crying]allow unaxariiso
2026-10-26 04:44:00
0
urfav_amrannn1
𐙚 :
Somaliyey hurudoooy aawey hanadadaadi💔
2026-10-26 03:13:50
15
sarkal_hawd
𝐒𝐀𝐑𝐊𝐀𝐋 𝐇𝐀𝐖D🐎 :
Dhulka Ethiopia haysato ee dds buu aad uga hadlijiray waa sababaha way u dileen.
2026-10-26 05:46:16
6
mohamed.yuusuf.ow
Mohamed Yuusuf Owrooble :
Maalintii la Dilay Baan Sheegay Aale ha u Naxaristee
2026-10-25 22:07:41
17
hernamemeanswildflower
🪷⋆。°✩ نسرين ✩°。⋆🪷 :
Xage bu ku Dhinty? Side bu udhinty ycni mala diley?
2026-10-25 23:17:56
9
hibaaqmaxamedfaar
Halima❣️🙊 :
malintu garowe dhexdeda ka lahaa garowe waxay noqotay gobol ka tirsan eithopia ban is iri amay dilan qofka kaliye ila fikira on arkay bu aha san uga naxay geeridiisa ma qiyaasi karo wlhi wana oga inan cid kale dilin goorman waxa fahmayna
2026-10-26 04:25:03
7
pesri28
𝖦𝖠𝖡𝖱𝖨𝖠𝖫𝖫🐎❤️ :
nin Cajiibu Ahaa DuL qarnynn Oo wax badnn og Ilhyy Ha unaxariistO🤲
2026-10-26 00:48:02
8
walaxboy
Walax :
SHEEKO SIRDOON Majaaladda caanka ah ee African Security Analysis kana faaloota arimaha sirdonka iyo xogaha qarson kuna taala ama xarunteedu tahay Solna Stockholm dalka Sweden 🇸🇪 Ayaa shaaca ka qaaday natiijada baaris qaadatay 2 sano 3 bilood iyo 13 cisho taas oo kusaabsaneyd dhacdo dil ah oo ka dhacday somalia gaar ahaan gobolka Togdheer magaalada Widhwidh oo xad- beenaadka dhacda dhanka barina kaxigta buuhoo- dle, oo isla gobolka togdheer ah Ninka sawirka hoose ka muuqda ayaana lagu dilay deegaanka widhwidh taariikhdu markay ahayd 12 kii bishii july2024 falkan dilka ahaa waxaa kubaxay ciidanka booliska maamul goboleedka WAQOOYI BARI STATE laamaha amniga ayaana sheegay in ay soo qabteen eedeysanaha dilka geystay Sharcigana la hor geyn doono magaca eedeysana -ha ayeyna ku sheegeen ibrahim m/d cawad oo 55 sano jir ah sidoo kale waxay sheegen inuu dilka ku geystay toorey ama mindi Balse 2 sano iyo dhowr bilood kadib waxaa la helay war-bixin baariseed 3 bog ka kooban waxaana soo bandhigay majalada [African Security Analysis] oo ka faalooto arimaha sirdoonka iyo xogaha qarsoon majladan ayaana si gaara uga howl gasha geeska afrika sida dalalka Somalia, Ethiopia, Eritrea,Sodan, Kenya, Tanzania, iyo Jabuuti Sida ay baahisay majalaladuna ninkaan la dilay ee lagu magacaabo Cabdiqani axmed diihaal oo 57 jir ahaa sawir kiisuna hoos ka muuqdo kuna magac dheeraa Dul,qarneyn Ayaa 12 kii July2024 wuxuu ashkato geeyay xarun ama saldhig buliis oo ku yaala magaalada laascaa- nood, ee xarunta maamulka waqooyi bari state sida ay sheegtayna wuxuu dacwo ka ahaa rag tiro ahan 5 nin ahaa isaga oo sheegay in ragaani nafsadiisa qatar ku yihiin wuxuuna xusay magac yadooda Balse saldhiga buliisku kama hoos qaadin dacwadi uu qabay Mr Dul,qarnayn waana lagu jeesjeesay sida ay majaladu qortay oo inuu waalan yahay oo kale ayaa loogu maadeystay hadaladii uu kucelceli -yayna waxaa ka mid ahaa ibadbaadiya ragaan 5 ta ah cuntu ayey ii keeneen waana diiday inaan cuno markale biyo ayey iikeenen waana diiday inaan wax uun kacabo kadib caga jugleyn ayey igu bilaabeen Waxba kama galabsan anigu madoonayo waxa ay isiinayaan waxay iga dumiyeen guri yar oo buul ah oo aan lahaa Intaas
2026-10-25 23:06:18
14
inaya1615
INaya🌸 :
waa ladilay
2026-10-26 06:22:59
0
sweetoo132
sweet Blossom :
sababtay udileen noo sheeg allaah unaxriisto sirdoonkii dowlad somalaya muu katirsaan maxaa keenay qof shacab in sirdoon dilaan
2026-10-26 03:40:06
2
user6203973417901
امة الله :
nin somalia dilay wilka
2026-10-26 06:20:04
0
canab.jano
Anab :
Ala goorme wax fahmaynaa 😭😭 Allow kuunaxariiso
2026-10-26 05:53:37
3
yaasmiin1142
Yaas🐎 :
dulqarneen tooray baa lagu dily dilkaasina wuxu u ekaa is afdhaaf kadisa lkn wixii ku qarsoona alleh ayaa og
2026-10-26 02:50:29
0
xaragoofficial1
Hollac 95🇸🇱 :
Qoralka dhextiisa kaama heyno sirdoonka Ethiopia iney dileyn mana inow cadeyn sbbda ey Ethiopia u dishay
2026-10-26 05:40:05
0
To see more videos from user @walaxboy, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About