@haawa_othamaan: warka wu dhanyhy💃😒🤏

Kartibadan🏋🏻‍♀️
Kartibadan🏋🏻‍♀️
Open In TikTok:
Region: SO
Monday 26 October 2026 11:43:32 GMT
27127
2379
199
94

Music

Download

Comments

luluqlbi2
luluqlbi2 :
Dumashi bilan 😍
2026-10-27 06:18:41
0
quruxdii3
Quruxbadan🫶🏻😉 :
Rabitaankaga kan wllka iiga muhiimsan ❤️💃
2026-10-26 16:23:30
86
baase12
Chukulatiina🍫 :
4 wiil ila dhashteen 4 dumaashi ka badan maya
2026-10-27 07:51:48
6
tellme12346
Alexoww🇩🇪 :
new friends 😭❣️
2026-10-27 09:46:31
0
samaanbdan0
Hafsa ❤️👸 :
5 baa ila dhalay wax iga galay ma lahan hadee 4 midkiiba guursado tuu ii keeenaan waa dumashideeey ❤️😂😂😂
2026-10-26 13:52:45
45
ananaas94
🍍 :
6 Wiil Ila dhalatay mid walba Hal xaasle weeye ❤️
2026-10-27 09:22:25
3
pureeqa72
هبون🦋👸🌺 :
Same[Crying][Tears of joy]
2026-10-27 08:31:19
1
jano1.4
♡ :
9 ila dhashay 36 dumaashi u rabaaa🥰😂
2026-10-27 06:50:10
5
batuulo236
. :
3 ila dhalatay 1 dumaashi heystaa 😂
2026-10-27 06:18:35
2
geeenyo7
isma lurto🏃‍♀️🥰🤭 :
3 ila dhalatey midey salaman xitaa waa ii dumashi 🥰
2026-10-27 07:44:40
0
nsteho22
￴ :
6ila dhalatay 6dumashi kabadana Ma rabo nafteyda waxan la rabin gbar wllshey ahne lama rabo🥰❤️❤️❤️
2026-10-26 16:53:36
20
catozzzz4
Suad yarey👸🌹 :
Sdkle😂💋
2026-10-27 04:46:50
2
shacniadan
Shacni🇾🇪🇾🇪 :
warkasi waa cadyahy team minyaro Guriga ku dumay[Tears of joy]
2026-10-27 05:46:47
0
laylinacabdicigaal
Laylina :
Ani minyaro ima xisabsanp 😂😂
2026-10-27 07:21:23
1
s575594
Samiya. :
3 ba ila dhashey midkiba hal dumashi ba ka raba wx kle oo dheer wa danbi wllyal🥰😭😭
2026-10-27 08:14:17
1
hilaac031
m :
waa naagnimo buuxda cajiib🥰
2026-10-27 08:14:35
1
0..0...548
Salma..♡🌷❤️ :
Abaa Hda adan aqon muhim maha Muhimada wa ino wlka ku Qanac san yhy😭❤️😂
2026-10-27 08:55:52
0
nashaad531
🫂💯❤️🔋💐 :
11 wiil ila dhalata 44 dumaashi ayaa Rabaa gabar walbo oo dumashidey ahna waa jeclahah
2026-10-27 09:08:54
0
zadra127
Sidra :
😂Walalheyga 2 save waye mid neh 4 tuu bixinaa wala huba kan yar neh lama oga dumashidee wara u yaalo
2026-10-27 08:44:15
0
duni940
duni940 :
2wiil ila dhalatay 8dumashi welcome qlbi
2026-10-26 20:46:38
0
.hazal.5
HAZAL 🌼 :
3wiil ila dhalatey sadex boqorad bes ban u raba Oo ila cagaha dahab logu xiro😂❤️
2026-10-27 07:58:25
1
nalka789
Catosho😩☘️💃 :
1 iladhashy 4 urabaa 1 wa hesta 3 igadhiman me😭😂
2026-10-27 06:04:10
0
inaathennn2
𝓓𝓮𝓵𝓵𝓪ᥫ᭡👸💞 :
2 ila iidhashyy 8 uu rapaa ❤️😂
2026-10-26 18:18:35
4
hibonur8
hipo nuuro🦋 :
7 wiil ila dhalatey wax kasta dumashi😂😂😂😂
2026-10-27 08:18:00
0
dunnio91
Aرwa😺 :
naag jirta tahy gar iyo gardaraba ana ku dhaly hno halka kaga hy🥹😃
2026-10-27 07:53:24
1
To see more videos from user @haawa_othamaan, please go to the Tikwm homepage.

Other Videos


About