Dowladda Federaalka ayaaba keenta oo ganacsi ahaan u keensata. Yaa loo dacwoon yaana laga dacwoon
2026-10-27 06:58:55
38
safa sagal :
oo maxa lagala doina yaase ku daraya ya i faaideeya😳
2026-10-27 07:18:34
3
Barmuudo A³ :
wlhi waa runtiis
2026-10-27 07:06:43
8
Kaaba💻📝 :
beyturaafka maku dartaan iso shega😁
2026-10-27 07:47:29
1
yusuf Ali :
wax dhamo dadka xasaasiyada u keeno waxaas wax xamar dadka joogo inta badan xasaasiyad ayay qabaan
2026-10-27 07:44:05
4
maaya fashion designer :
waa xaqiiqa jirto dowlada waa in eywaxka qabato 👍
2026-10-27 06:56:12
3
sowdo suldaan🗣💆 :
2026-10-27 07:52:00
2
Abdi zaz :
ETHAR PLUZ
2026-10-27 07:25:31
1
2.3.4.🫧🩷 :
ilahow naga qabo
2026-10-27 07:19:08
1
lujen😘 :
share dhaha
2026-10-27 07:12:35
1
siman :
waa xaqiiq🥰
2026-10-27 07:05:06
2
cadar_qurux :
2026-10-27 07:39:17
1
𝐆𝐮𝐮𝐥𝐞𝐞𝐝 :
Dawlad Majirto Wllhi Shacabka Soomaliyeed DHAN Walba Waka Dhinteen Xag Alle Bay Ka Nool Yihiin.
2026-10-27 07:41:33
0
17/08/2026 🥀🖤 :
:Wllky Dowldda io ganac satada
ganac satada ayaa awood badan
2026-10-27 08:06:30
0
Heymaa :
2026-10-27 07:54:55
0
Samaara saney :
Ileen cambaha iyo muuska muxuu dhanaga ugu lumay an is dhaho waaa wada chemical 🥲
2026-10-27 07:52:10
4
Deko Abdisalan :
waa sabbta cuntada dhadhanka ugu guuray siiba mooska waa ku arkaa meel ka duran oo yar sawir ka haayaa
2026-10-27 07:55:05
1
sacdiyo adeerow :
alla sunbaan malin kasta cunaa wlhi
2026-10-27 07:53:04
1
Maxamad Xasan :
ilahow ada jogo
2026-10-27 07:53:04
1
thuraya :
yaa rabi Naka qabo moos waa ga go.nay
2026-10-27 07:44:50
1
manazil :
mooska marka somaliya jogay hada cuno xasasiyad ku qabay hada 10 hada cuno xataa alx ileyn suntee ahed reer somalia moos canbe iyo batiiq iyo isbandheys u ha cunina u geeya hagadanina waxka gato marke wayan ayaga sunta ka deyn doonane ganacsatada ileyn gaas ka iyo xadasiyada wadanka ku soo badatay waa sababtaas
2026-10-27 07:24:01
2
DALSAN🌏 MEDIA🎬 :
aaway doowladiiiiii
2026-10-27 07:25:02
1
Cir jiife :
Suntaan geedaha lagu bacramiyo
dadkana dhibaato ayey ugaysan [Innocent][Innocent][Innocent]